Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dr. Ismail Buubaa iyo Hassan Guure oo aad uga qaylyey soo noolaynta dagaalkii sokeeye xisbiga Kulmiyena uga digay xaaladda dagaal ee uu abuurayo.

$
0
0

Awdalpress – London – Dr. Buubaa oo ah siyaasi ruug caddaa ah, una dhashay magaalada Hargeysa ayaa si aan caadi ahayn u naqdiyey hadallo ka soo yeedhay Col. Muse Bixi oo ah musharraxa Madaxweyne ee xisbiga Kulmiye. Sidoo kale Hassan Guure oo ah guddoomiyaha madasha ayaa isna Muse Bixi iyo siyaasiyiinta kaleba uga digay in ay ka dhawaajiyaan hadallo abuuraya dagaal sokeeye, waxana uu ka codsaday Muse Bixi in uu hadallada noocaasi ah ee uu ka dhawaajiyey ka raalli geliyo shacabka reer Somaliland.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images