Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dawladda Federaalka Somalia oo looga fadhiyo la xisaabtanka mas’uuliyiinta ammaanka u qaabilsan iyo warbixin ku saabsan qarixii maanta lala beegsaday Hotel Naana Hablood.

$
0
0

Awdalpress – London – Qarax weyn oo usbuucii hore gil gilay magaalada Muqdisho isla markaana ay dad boqollaal ahi ku nafwaayeen, halka boqollaal kalena ay dhaawacyo kala geddisani ay ka soo gaadhay.

 

Maantana waxa dhacay qarax kale oo dad badani ku nafwaayeen…..xaalku waa HADDANA QARAX …..HADDANA QARAX. Iyo cidda ma’uulka ka ah oo aan la hayn, sidoo kale waxa dadku is weydiinayaan, sida madaxweynaha iyo dawladda Khayre ay indhaha isaga qabanayso la xisaabtanka mas’uuliyiinta ammaanka u xil-saaran.

 

Dadkuna kuma qanciyaan uun in mas’uuliyiinta ammaanka xil kaliya laga qaado, ee waa in ay maxkamad maraan. Si ay u caddeeyaan sababta ay u ogaan waayeen iyo wakhtigaa meesha ay joogeen amma warbixinnada ay wakhtiyada qaraxa helayeen.

Bal aan fiirsanno warbixin ku saabasan sidii uu qarixii maatu u dhacay, halka uu ka dhacay iyo cidda fulisay.

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images