Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Barnaamij dood ah oo ku saabsan xisbiyada iyo ololaha doorasho ee ay ku jiraan xilligan

$
0
0

Awdalpress – London – Barnaamijka kaalinta dadweynaha ee aalaaba ka baxa Kalsan TV ayaa waxa uu usbuucan soo bandhigay dood xasaasi ah oo muran badan dhalisay. Waxana lagu qaadaa dhigay, sida uu ololahani saamayn ugu yeelan doono doorashada, kala duwanaanshaha xisbiyada iyo saamaynta ay qabyaaladdu ku leedahay doorashada, musharrixiinta iyo ololaha immiga lagu jiro.

Wariye Abdillaahi Mohamed oo dood qaybiyaha ahaa ayaa waxa uu doodda u qaybinayey Ahmedweli Goth oo ka faallooda siyaasadda mandiqadda geeska iyo Mohamed Nur oo u hadla dadka la hayb sooco.

Haddaba aan idiin kala baxo dooddii iyo sida ay u dhacday:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images