Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Sheeko la yaab leh :Sarkaal sare oo ka tirsan ciidan Muqdisho oo koox Al-Shabaab ku marti geliyey gurigiisa dabadeedna dawladda wargeliyey. Iyo sarkaalkii oo carruurtiisii la xidh xidhay, halkii uu abaal gud lacageed ka filanayey. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Nin gaashaanle sare Ali Abdi oo ka tirsan ciidanka dawladda federaalka Somalia, ayaa soo sheegay rag hubaysan oo Al-Shabaab ah, waxana ay raggaasi waa sida uu sheegaye carar ku yimaaddeen gurigiisa, kadibna waa uu soo dhaweeyey, waxana uu ka ballan qaaday in uu magan gelin doono. Cunto iyo in ay guriga ku raaxaystaan ayaanu u fasaxay, dabadeedna waxa uu war geliyey ciidanka sirta.

Maxaa la weydiiyey, muxuuse ku jawaabay

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images