Awdalpress – London – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr. Mohamed Biixi Yonis immigana aad ugu ololeeya xisbiga Waddani, ayaa daaha ka fayday sababta aanu xisbiga Kulmiye marna u mudnayn in ay shacabku doortaan. Sidoo kale waxa uu daaqadda kala baxay Muse Bixi Abdi oo ah musharraxa xisbiga Kulmiye.
Dr. Bixi oo ah nin meel sare ka gaadhay shaqada UNta iyo African Bank, ayaa ah nin wax badan og, una eg nin garan kara hoggaanka maanta hagi kara Somaliland.
Awdalpress




