Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi tiiraanyo leh oo ay diyaraan reer Sh. Omer Goth una dirayaan reer Muse Khalif.

$
0
0

Awdalpress – London – Annaga oo ah reer Sh. Omer Goth meel kasta oo aan dunida ka joognaba, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Muuse Khalif oo maanta gelinkii danbe ku geeriyooday magaalada Dilla. Noolaba waa dhintee, waxa uu Muuse Khalif ka mid ahaa  oo ka mid ahaa odayada qiimaha leh ee ku sii hadhsanaa degaanka bariga Awdal.

Marxuumka waxan Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo, ehelkiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo,

 

Aaammiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images