Awdalapress – London – Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo la hadlayey dadka reer Somaliland iyo taageerayaashiisa ayaa ka digay in la doorto Muse Bixi, waxanu sheegay in haddii la doorto Muse Bixi uu dagaal sokeeye horseedi doono. Dalkuna uu geli doono xaalad ammaan darro.
Awdalpress





