Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Abdirahman Cirro oo immiga jeediyey hadal macaan oo xabiib ah, nabadna ugu baaqay taageerayaashiisa.

$
0
0

Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo immiga u eg in laga badiyey, laakiin ay taageerayaashiisu kacsanaayeen illaa xalay, ayaa taageerayaashiisa ka codsaday in ay is dejiyaan.

Abdirahman Cirro oo goor dhaweyd la hadlay saxaafadda, ayaa si dabacsan oo nabdoon u caddeeyey in ay dib ugu soo noqdeen wada shaqayntii Komishinka.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images