Awdalpress – London – Madaxweynaha Somaliland ee xilka ka sii degaya ayaa goor dhaweyd qoraal ka soo saaray khilaafka iyo shaqaaqada ka dhalatay natiijadii codbixinta. Laakiin qoraalkani kuma cadda waxa la isku hayaa, waxase uu diiradda saaray in loo baahan yahay in nabadda la wada ilaaliyo, oo aan sharciga laga gudbin.
Awdalpress




