INNAA lillaahi wa innaa ilayhi RAAJICUUN Anaga oo ah jaaliyada degen UAE waxaan tacsi u diraynaa Dhamaan reer Gabay-Xaddi, Geerida ku timid Marxuum Axmed-Yasin Gabay-Xaddi oo ku geeriyooday Dubai.
Marxuumku wuxuu ahaa Guurti, Siyaasi, ganacsade iyo nin caan ah oo laga yaqaan deegaanada soomaalida, wuxuu ku dhashay Oodweyne 1928.
Si gaar ah waxaan tacsi u diraynaa Maxamed Yaasiin Gabay-Xaddi (Colaad)
Bashir Sh Cumar Good
Dr. Sacad X. Xirsi
C/raxmaan Cumar Sh.(Indho)
X.C/laahi Cali Bahal
Rooble Cilmi kabaal
Maxamuud Aw Ducaale
Ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu Janadii fardawsa ka waraabiyo, dhamaanba ehelkii iyo Qoyskii uu ka baxay Samir iyo iimaan.
Awdalpress
↧
Tacsi ku socota Maxamed Yasiin Gabay-Xadi(Colaad) oo adeerkii ku geeriyooday Dubai
↧





