Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hambalyo Madaxweyne Muse Bihi Abdi

$
0
0

Awdalpress – London – Waxa goor dhaweyd lagu dhawaaqay natiijadii doorashadii Somaliland ee la galay 13kii November sannadkan 2017. Guushiina waxa qaaday xisbiga Kulmiye oo uu hoggaaminayey Madaxweyne Muse Bihi Abdi.

 

Doorashada kadib, waxa muran badan iyo yooyootan badani ka dhex dhacay xisbiga mucaaridka ah ee Waddani iyo guddiga Komishanka doorashooyinka. Laakiin ugu danbayn waxa ay guddiga doorashooyinku ay ku dhawaaqeen natiijadaasi oo dadka reer Somaliland filayeen.

 

Ka saxaafad ahaan awdalpress.com waxa ay hambalyeynaysaa isbeddelka cusub iyo madaxda cusub ee hoggaamin doonta dalka Somaliland, waxanan leenahay dalka ku hoggaamiya nabad, caddaalad iyo horumar. Sharciguna ha noqdo ka keliya ee shaqeeya.

 

Hambalyo hambalyo

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images