Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Natiijadii oo lagu dhawaaqay iyo codadkii la kala helay oo sidan u dhigan.

$
0
0

Awdalpress – London – Natiijada Gudida Doorashooyinka Somaliland ku dhawaaqeen & Codadka ay sheegeen in la kala helay, sidan ayey u dhignaayeen:

 

 

Xisbiga Ucid wuxuu helay 23,141 Cod oo u dhiganta 4.17%

Xisbiga Waddani  wuxuu helay 226 ,092 Cod oo u dhiganta  40.73%

Xisbiga Kulmiye wuxuu helay 305,909 Cod oo u dhiganta 55.19%.

 

 

Natiijadaa waxa lagaga dhawaaqay madal si weyn la isugu arkay, sidaana waxa ku badiyey xisbiga Kulmiye oo uu Mudane Muse Bixi u ahaa musharax madaxweyne.

Waxan sugnaaba waa xafladda madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo mawqifka ay qaataan xisbiyada laga badiyey, warkan warka xiga ayaanan kulmi doonnaa.

 

Awdalpress

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images