Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota Ali Xaaji Xirsi iyo guud ahaanba reer Xaaji Xirsi Cawaale.

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Aniga oo ah reer Sh. Omer Goth meel kasta oo aan kala joogno, waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Ali Xaaji Xirsi Cawaale iyo qoyskiisa, oo wiilkoodii Marxuum Abdifataax Cali Xaaji Xirsi uu dorraad ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee waxan marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo ehelkiisii reer Xaaji Xirsi Awale na samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aaammiin

Tacsida waxa diraya Reer Sh. Omer Goth oo kala ah:

Abiibakar Goth
Omer-diin Goth
Bashir Goth
Mohamoud Duale
Ahmedweli Goth
Harawe Goth
Rabia Goth
Hamze Goth
Haashim Goth
Iyo Hooyo Rahma Egeh


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images