Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Golaha guurtida Somaliland oo xilligan kala guurka bilaabay dood ay kaga hadlayaan siyaasadda gudaha, maxaase hurdadii ay ku jireen ka kiciyey?

$
0
0

Awdalpress – London – Golaha guurtida Somaliland ee muddaba magac u yaalka uun ahaa, laakiin mar marka khilaaf jira uun la arki jiray guddoomiye Saleebaan Gaal, ayaa maanta isugu yimid mooshin ay ku sheegeen dood, taasi oo la sheegay in ay xildhibaannadu kaga doodayeen siyaasadda gudaha ee Somaliland, oo aan la sharrixin waxa dooddaasi keenay xilligan kala guurka.

sida aad ku maqli doontaan doodda waxa xildhibaannada hadalkoodu u badnaa hambalyo ay u dirayaan Madaxweynaha cusub, iyo ballan qaad ay ku sheegayaan in ay la shaqayn doonaan.

Maalintii shalay oo ay dooddaasi yeesheenna bal aan wada dhegeysanno, siyaabaha ay u hadleen:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images