Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Mustafe Mohamed ( Martin ) oo hurgufaya cadhadii uu ka qaaday doorashadii ka dhacday Somaliland iyo aqoon darrida ka haysta qabaa’ilka Somaliland wada dega. ( Daawo adaa fajiciye )

$
0
0

Awdalpress – London – Mustafe Mohamed oo ku magac dheer Martin aalaaba ka hadla arrimaha Somaliland, ayaa maanta waxa uu eegayaa saamaynta qabiil ee ay doorashadii Somaliland ku yeelan doonto shacabka iyo maamulka. Iyo sida ay mustaqbalka qabiilooyinka Somaliland u kala xoog badnaan doonaan. Inkasta oo markii aan dhageysannay aan ku aragnay dhalliilo aan xaqiiqo ahayn oo uu ka dhawaajiyey iyo aqoon darro ka haysata sida ay qabaa’ilka Somaliland isugu dhigmaan. Waxana uu is bar bar dhigay qabiil weyn iyo Jufooyin yar yar ah.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images