Awdalpress – London – Ra’iisal Wasaaraha dalka Somaliya Mudane Khayre ayaa mar uu la ka hadlayey fagaare ay ku kulmeed mas’uuliyiinta dawladda, qaybaha kala duwan ee bulshada iyo ururrada bulshada Somaliyeed ayaa waxa uu dadkii fagaaraha isugu yimid u jeediyey hadal qiima leh, oo aad loogu guuxay, waxana hadalkiisii ka mid ahaa:
Awdalpress





