Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Golaha Baarlamanka Somaliland oo ansixiyey xeer cusub. Muxuu yahay xeerkaa cusubi?

$
0
0

Awdalpress – London – Golaha baarlamaanka Somaliland oo uu xilligan guddoomiye u yahay Baashe ayaa ansixiyey xeer cusub oo ku wajahan shirkadaha.

 

Illaa iyo intii lagu dhawaaqay natiijada doorashada Somaliland ayaa waxa isa soo taraya kulanno ay golayaasha qaranka Somaliland ka yeelanayaan, xeerar lagu dhici lahaa markii hore. Waxana ka mid ah xeerkan khuseeya shirkadaha gaarka loo leeyahay, oo aan sharci ka dhignayn.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images