Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Natanyahu iyo doorkii uu ka qaatay caleema saarkii Madaxweynaha la doortay ee Kenya

$
0
0

Awdalpress – London – Xukuumadda Isreal ee uu xilligan hoggaamiyo Natanyahu ayaa siyaasaddeeda dibaddu waxa ay aad ugu fidaysaa waddammada qaaradda Afrika. Dhinaca kalena waxa dareen cusub leh, sida rabitaanka leh ee uu Natayahu kala kulmayo madaxda waddammada Afrika.

Bal aan clipkan ka wada daawanno, sida qaddarinta leh ee ay madaxda Afriki u qaabilayso Natanyahu….

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images