Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Aqoon yahan Mustafe Martin oo bal maanta eegaya xukuumadda uu Muse Bixi soo dhisay ee u badan dadka bilaa aqoonta ah ee ka cadhaysiisay ummadda reer Somaliland. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Sida illaa immiga la arkayo, lama hayo ballan qaadkii uu Madaxweyne Muse Bixi dadka u sheegay, ee ahayd in uu soo dhisi doono dawlad tayo leh. Fashilka ku iman doona dawladdiisana waxa sabab u noqon doonta arrintaasi. Wada tashi la’aan amma luggooyo ayaana keentay sida la leeyahay.

Arrinta lala yaabayna waxa ay noqotay, in shakhsiyaadka dawladda Muse difaacayaa ay luuqeeyaan, in uu Muse fulinayo ballamo uu la galay Salaaddiin iyo reero taageerayey, balse aanu eegin aqoon iyo waaya aragnimo, Somalilandna aanay uba baahnayn maskax, daacadnimo, aqoon iyo waaya aragnimo. Midda kale waxa ay ku doodayaan in uu xushay dad daacad u ah, oo aan amarkiisa ka hor iman.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images