Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Fannaanka weyn ee Nimcaan Hillaac oo lagu tacaddiyey xuquuqdiisa xornimo balse shacabka reer Borama ay difaaceen. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Fannaanka weyne ee caanka ah waa Nimcaan Hillaace, ayaa booqasho uu ku yimid magaaladiisa Borama waxa ciidammada amniga Somaliland isku dayday in ay xidho, balse markii laga war helay, waxa gadooday shacabka reer Somaliland, oo difaac adag adag ka galay. Laakiin markii danbe, waxa ay ciidammada boliska Somaliland ee Borama ay rasaas ku fureen gurigii uu degganaa, oo ay ku noolaayeen waalidkii iyo walaalihii. Waxana jidh dil lagu sameeyey fannaankaasi caalamiga ah, oo immiga xaaladdiisa aan la garanayn meel uu ku sugan yahay.

Arrinta fannaankan iyo dhibaatooyin kale la xidhiidha ayaa noqonaysa mid la kowsatay Musharraxa Madaxweyne ee cusub Muse Bixi Abdi. Waxana socda dacwado laga wado waddammo dibadda ah. Oo daneeya xorriyadda fanka iyo xuquuqda aadamaha.

La soco wixii ka soo kordha….

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images