Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Fannaanka weyne ee Nimcaan Hillaac oo weli laga doon doonayo Borame iyo rabshado weli socda. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – Borama – Fannaanka da’da yar ee caanka ka ah geeska Africa ee Nimcaan Hillaac ayaa ciidammada Somaliland ay illaa immiga dhex goobayaan magaalada Borama. Dawladda Somalilandna weli kama ay hadlin sababta iyo danbiga uu galay fannaanku.

Arrintani ayaa soo jiidatay dhagaha caalamka. Waana dhacdadii ugu horreysey ee la kowsata Madaxweynaha cusub ee dhawaan xilka la wareegay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images