Awdalpress – London – Guud ahaanba gobollada darifyada ee Somaliland iyo qaar badhatama Somaliland ahba waxa ka soo kordhaya, shaki iyo dareen laga muujiyey xukuummadda cusub ee Somaliland.
Dareenkaa oo daarran kooxaha cusub ee cunufka, cadaawadda iyo cunsuriyaddu halakaysey ee ku qul qulaya maamulka Somaliland. Waxana laga dayriyanaa sida maamulka cusub ee Muse Bixi durba u tallaabsaday.
Haddaba waxa aan maanta idin wadaajinaynaa qudbaddii masaajidka Laascaanood oo lagu soo qaaday xaaladda degaankaas iyo culayska ka soo kordhay Somaliland.
Awdalpress





