Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qurba joog reer Somaliland ah oo ku guda jira sidii ay u badbaadin lahaayeen Somaliland.

$
0
0

Awdalpress – London – Cabsi badan oo soo wajahday qurba joogta iyo qol qol joogta Somaliland ayaa dibadda ka wada dhaq dhaqaaqyo ay kaga tashayanaan siyaasadadda Somaliland ee gudo iyo dibadba marin habawday.

Wararku sida ay ku soo gaadhayaan mareegta awdalpress.com ayaa tibaaxaysa, in dalkii Somaliland iyo siyaasaddiisiiba ay xilligan gashay mugdi cabsi badan, waxana ay dib ugu noqotay xilligii sagaashanaadkii.

Madaxweyne Muse Bixi Abdi oo ah hoggaamiyaha cusub ee la kowsaday marxaladdan ayaa waxa la sheegayaa in uu qaaday toobiye ka duwan kii uu ku ololaynayey. Waxana laga cabsi qabaa, in gobollada qaar la yimaaddaan talo ay u madax bannaan yihiin. Haddii aan si dhakhso leh wax looga baddalin golaha xukuumadda uu dhisay Muse Bixi. Taasi oo aan wadan aqoon iyo waaya aragnimo. Isla markaana laga ilaaliyey shacabka miisaanka leh ee dega bari iyo galbeed ama kuwa laga tirada badan yahay ee la hayb sooco.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images