Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Muse Bixi oo Siminaar u furay golihiisa wasiirrada. ( Daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Mudane Bixi oo ah madaxweynaha cusub ee dhawaan la wareegay hoggaanka dalka Somaliland ayaa Siminaar u furay golihiisa wasiirrada ee uu dhawaan soo magacaabay. Waxana uu si cad oo aan qarsoodi lahayn ugu sheegay in aanu ka oggolaanayn wada shaqayn la’aan.

Wasiirradan Siminaarka loo furay, oo uu madaxweynuhu ku tilmaamay in ujeedku yahay isbarasho iyo sidii ay u wada shaqayn lahaayeen. Ayaa muddo maalmo ah lagu xereeyey dugsiga Abaarso.

Hadal dheer oo uu Muse Bixi u jeediyey wasiirradiisa ayaa u egaa in uu yahay madaxweyne la xisaabtami doona, oo la socon doona dhaq dhaqaaqa wasiirrada.

Farriinta laga fahmayo tallaabadan Muse Bixi qaaday, ayaa ah in uu leeyahay HALLA I SUGO…oo yaan laga didin golaha kooban ee aan magacaabay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images