Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi ku socota eheladii uu ka geeriyooday AUN Mohmed Qalinle Arbe.

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Anigoo ku hadlaya magaca reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaanba waxa aan tacsi u diraynaa eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay Allaha u naxariistee Mohamed Qalinle Arbe oo maanta ( 25/12/2017 ) ku geeriyooday magaalada London ee carriga Ingiriiska.

Waxanan marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo, ehelkiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Bashir Sh. Omer Goth


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images