Awdalpress – London – Ex-wasiir Boobe Yusuf Ducaale oo lagu yaqaan hadal tifaf tiran meeshiisana yaalla, ayaa shalay ka hadlay laba dhacdo oo isa saaran, labaa dhacdo oo midi ay ahayd tababarka uu Muse Bixi u qabtay wasiirradiisa cusub iyo kulan wada tashi oo wasiirradii hore ee Siilaanyo intii laga tegey uu ninka Baashe Mogran loo yaqaannaa uu u qabtay, isaga oo casuumadda ugu yeedhay mid uu Madaxweyne Siilaanyo soo wakiishay, balse aanu madasha joogin.
Awdalpress





