Awdalpress – London – Guddoomiye Baashe M Farah oo ah afhayeenka Baaralamka Somaliland ayaa maanta ka hadlay, fursita dastuurka iyo saami qaybsiga weli lagu muransan yahay. Si gaar ahna waxa uu farta ugu fiiqay gobollada darifyada oo saamiga ay dawladda ku leeyihiin uu aad iyo aad uga yar yahay inta ay gobollad dhexe ku leeyihiin.
Awdalpress







