Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ceebaha iyo shaqaaqooyinka durba laga dhex abuuray wasaaradda beeraha ee gobolka Awdal ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Isku duwaha wasaaradda beeraha ee gobolka Awdal ayaa durba qaylo dhaan iyo cabasho ka soo jeediyey falal argagixiso oo lagula kacay nin ka mid ah shaqaalaha maamulka Awdal. Waxana uu sheegay in falalkaa lagula kacay ay saraakiisha amnigu ku sheegeen in uu xagga sare kaga yimid.

 

 

Waxa weli la sugayaa in ay baarlamaanku ansixiyaan amma diidaan xubnaha golaha wasiirrada ee uu Muse Bixi soo dhisay, laakiin waxa la yaab leh, in wasiirrada cusubi ay shaqadiiba la wareegeen, hawl maalmeedkoodii shaqo ee wasaaraddana ay wadaan. Taasi oo ay shacabku is weydiinayaan sharciyadda ay ku timid.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images