Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Halkan ka daawo Xuutiyiinta oo isu diyaarinaya in ay duqeeyaan Berbera

$
0
0

Awdalpress – London – Jabhadda Shiicada ah ee dagaalka ku baabi’isay Yaman ayaa ku hanjabtay in ay gantaalo la dhici doonto marsada Berbera ee ku taalla xeebta badda cas ee Somaliland.

Somaliland ayaa sannadkan 2017ka horraantiisii heshiis la gashay dawladda UAE, heshiiskaasi oo ah saldhig Mellatari oo ciidammada Emerate ku isticmaalaan.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images