$ 0 0 Awdalpress – London – Happy New Year 2018, waxan Ilaahay ka baryeynaa in uu sannadka sannadkiisa bash bash iyo barwaaqo iyo farxad innagu gaadhsiiyo. Dhallinay dammaashaada, oo sannadka cusub ku soo dhaweeya farxad iyo dammaashaad. Awdalpress