$ 0 0 Awdalpress – London – Wakhtigii lagu jiray ololaha doorashooyinka ayaa Muse Bixi waxa uu ballan qaaday in uu dhalin yarada timaha ka xiiri doono, xoog ku muquunin doono, oo aan la isku nixi doonin. Warkaasi oo duuban halkan ka daawo: Awdalpress