INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Annaga oo kala ah.
- Dr. Mohamed Nuh Ali
- DR. Sacad Haji Hirsi
- Bashir Sh. Omer Goth
- DR. Mohamoud Sh. Hassan Tani
- Ali Sh. Omer Sh. Muse
- Rashid Abdillaahi Qalib
- Ex. Wasiir Mohamed Abdillaahi Obsiye
- Abdillaahi Ibrahim Fanax
- Abdikarim Haji Ibrahim
- Ibrahim Aw Ahmed Absiye
- Hassan Bile Amir
- Abdillaahi Maah.
- Abdi Barkhad Ismail
- Harawe Sh. Omer Goth
- Mustafe Daud Aw Hassan
- Mohamed Osman Dhirane
- Omer Ismail Sh. Muhumed
- Omer Aden Liibaan
- Mohamed Aden Egeh
- Abdilxamid Sh. Muhumed Farax
- Ahmedweli Sh. Omer Goth
- Abokor Nuh Ali
Waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa reer Siciid Qalinle Samatar meel kasta oo ay joogaan, waxanan ka tacsiyadaynaynaa geerida ku timid wiilkooda Marxuum Cisman Siciid Qalinle, oo maanta ku geeriyooday magaalada Djabouti.
Allaha u naxariisto marxuumka, eheladiisiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.
Aaammiin






