Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Garab ka mid ah oday dhaqameedyada gobolka Awdal iyo Sheekhul baladka Borama oo booqday Jig jiga. ( Daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Oday dhaqameedyada gobolka Awdal garab ka mid ah, shakhiyaad dalxiil ahaa oo qurba joog ah iyo Sheekhul baladka Borama Sh. Abdillaahi Sh. Ali ayaa maalintii shalay ahayd ka soo laabtay magaalada Jig Jiga.

 

Wafdigan odayada ah ayaa ujeedkoodu ahaa in ay wada xaajood iyo arrimaha cakiran ee gobolka kala soo hadlaan Madaxweynaha degaanka Somalida Ethopia. Laakiin mar ay warsaxaafadeed kaga warramayeen socdaalkoodan, si cad uma ay sheegay ujeeddada socdaalkooda ee xilligan yimid.

 

Dhinca kale waxa wafdiga aan ka mid ahayn salaaddiin miisaan ku leh gobolka amma galbeedka Somaliland oo matala shacab aad iyo aad u luxdan. Sababta ay weli salaadiintu u kala qaybsan yihiinna lama garanayo.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images