Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Weriye Ducaale oo barnaamijkiisa Xusuus Reeb ku waraystay DR. Mohamoud Sh. Hassan Tani. ( Daawasho wanaagsan )

$
0
0

Awdalpress – London – Barnaamijka Xusuus reeb ee aalaaba ka baxa HCTV ee uu wariye Ducaale soo saaraha ka yahay, ayaa inta badan waxa uu waraysiyo la yeeshaa shakhsiyaadka uu is leeyahay, waxa ay ku suntan yihiin taariikhda ummadda, halganka ummadda amma dadka Ilaahay hibada u siiyey hal abuurka, qoraalka amma fanka kale.

 

Maanta waxa uu Ducale innoo soo gudbiyey waraysigi uu la yeeshay DR. Mohamoud Sh. Hassan Tani oo ah shakhsi mudan in uu ummadda la wadaago, waayihii uu soo maray, taariikhihii uu u soo joogay iyo sheekooyin kale oo xiisa leh.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images