Awdalpress – London – Wasiirka ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska mudane Mohamoud Hassan Sa’ad Iidle ( Saajin ), oo ka mid ahaa wasiirrada cusub ee maanta hor tegey golaha wakiillada Somaliland. Oo si la yaab leh, oo aqoon iyo waaya aragnimo ku jirto uga warramay hawsha loo igmaday iyo sida uu durba u guda galay.
Awdalpress







