Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WAR DEG DEG AH: Muse Biixi oo looga yeedhay Addis Ababa. Maxay tahay ujeeddadu?

$
0
0

Awdalpress – London – War immiga soo gaadhay shabakadda awdalpress.com ayaa sheegaya in uu Muse Bixi maalinta Arbacada ee usbuucan uu socdaal gaaban ku tegi doono dalka Ethopia.

 

Wararka ayaa sheegaya in Muse loogu yeedhay arrimo xasaasi ah. Kuwaasi oo daarran saldhigga Berbera ee Emaratka, oo ay dawladda Ethopia shaki ka muujisay, kadib markii ay dawladda Masar iyo Emaratku saldhig ka samaysteen waddanka Eritarea.

 

Heshiiska saldhigga oo ay dawladdii hore ee Siilaanyo la gashay UAE isla markaana uu golaha baaramanka Somaliland ansixiyey ayaan laga noqon karin.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images