Awdalpress – London – Fadumo Siciid oo ah la taliyaha guddoomiyaha xisbiga Waddani oo ka hadashay dariiq halbawla ah oo la dhisanayo iyo maamulka degmada illaa ka qaranka oo aan waxba ka qaban karin. Hadalkeeda waxa ku jiray xataa Muse Bixi ayaan la dhegeysanayn oo aan wax ka qaban karin.
Awdalpress





