Awdapress – London – DR. Mohamoud Sh. Hassan Taani oo ka mid ahaa hormooddadii ururkii UFO ee xaq u dirirka ahaa, ahaana ururkii ugu horreeyey ee ka soo horjeesta dulmigii lagu hayey gobolladii Woqooyiga Somalia. Halgankaa dartiisna loo xidhay 10 sano oo xadhig adag ah. Ayaa maanta lagu marti qaaday barnaamijka xasuus-reeb ee uu soo daawo wariye Ducale.
Awdalpress




