Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga Waddani Mudane Abdirahman Abdillaahi Ciro iyo Masharrixii jagada M/xigeen Mudane Mohamed Ali iyo Wafdi ay hoggaaminayeen ayaa maanta booqasho sharafeed ku tegey degmada Dilla. Hadal gaaban oo uu guddoomiyuhu halkaa ka jeediyeyna, waxa uu ku sheegay in ay uga mahadnaqayaan sidii walaaltinnimada lahayd ee ay uga qayb qaateen, halgankii ololaha doorashada.
Awdalpress





