Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muse Bixi oo hadalkiisii batay xikmaddiina ka guurtay. ( bal nala dhegeysta )

$
0
0

Awdalpress – London – Haddii aad doonayso in aad ogaato xaalka Muse Bixi, waxad daawataa war-saxaafadeed ee uu maanta bixiyey. War-saxaafadeedkaasi oo ujeedkiisu daarranaa amma daba socday qudbad uu Guddoomiye Cirro ka jeediyey magaalada Dilla oo aad loogu riyaaqay. Waxa iyana hore loo daawaday waraysi uu codkiisa iyo muuqiisuba naxdin ku gelinayo oo uu siiyey wariye da’yar oo VOA da u shaqeeya, su’aalaha la weydiinayana uga jawaabaya si qalliban, oo wixii la weydiiyey wax aan ahayn uun uu ka hadlayey. Wariyihii waraysanayeyna uu qosolku ka dhammaaday.

 

Arrinta ka sii yaab badanina waxa weeyi, ninkii Muse Bixi cid uu aamminayo laguu sheegi maayo, tala kastana in uu isagu fur-furo ayuu doonayaa. Waatii aan hore ugula talinay in uu dhulka dhigo talada dalka ee uu degta ku sito. Madaxweyne ku xigeenkiisiina qosol uun buu dhigta hayaa, oo yaabkii ayaa ka dhammaaday.

 

 

Siraha uu kashifay ee la qarin jiray miyaad maqashay?

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images