Awdalpress – London – Ohey Afrikay huruddooy….hayin sidiisii huruddooy….Aaway halyeeyadaadii?……. Haamaa la saaraa huruddooy, doqon baa habowsane….weligeed hallaysane, sidii xoolihiibaa lagu kala horaayaa.
Buldhe toos wax iga baro
Ku baraarug sheekada. ( Abwaan Bashir Goth )
Awdalapress