Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muse Biixi waxa uu weli sii wadaa xilalkii Jeegaanta ee maalaayacniga ahaa. ( Daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Bal hadda akhriso magacyadan uu Muse ku magacaabay in ay yihiin Badhasaabyada gobollada Somaliland. Wallee waad yaabi. Waa raxan kale oo Madaxweynaha Jeegaantu immga daawaha ka soo qaaday, weliba maaha kuwa dhandhamaya. Waxana magacaabistani ka mid tahay bahdilka uu ku hayo shacabka karaamaysan ee la isku odhan jiray Somaliland.

 

 

Liiskii Ruwaayadda ahna hallkan ka akhriso.

 

1. Maxamed Axmed Caalin Yuusuf (Tiimbaro) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag

2. Xamse Maxamed Cabdi Axmed Guddoomiyaha Gobolka Togdheer

3. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex

4.Cabdiraxmaan Axmed Cali Muuse Guddoomiyaha Gobolka Awdal

5. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Guddoomiyaha Gobolka Gabiley

6. Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim Guddoomiyaha Gobolka Hawd

7. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale Guddoomiyaha Gobolka Saraar

8. Mawliid Maxamed Nuur Warsame Guddoomiyaha Gobolka Salal

9. Maxamuud Warsame Jaamac Cali Afhayeenka Madaxweynaha

10.Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada

11. Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

Gobollada Saaxil, Sool, Badhan, Daadmadheed, Buuhoodle iyo Xaysimo waxa xilka guddoomiyenimo sii ahaanaya Guddoomiyeyaasha hadda xilka haya.

Muse Bixi Cabdi
Madaxtooyada Hargeysa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images