Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hees Somaliyeed oo saamayn weyn ku yeelatay mujtamaca fanka iyo culimada Somalida

$
0
0

Awdalpress – London – Hees la magac baxday BARBAR oo ay culimada Somaliyeed qaarkood ku tilmaameen in ay tahay hees JINNI, ayaa muddooyinkan qabsatay baraha bulshadu isugu timaaddo. Heestan oo uu qaado nin ku magac dheer Oomaar, ayaa waxa leedahay laxan iyo jaan ka duwan heesaha caadiga ah.

 

Bal hadda nala daawada.

Culimada Somaliyeed oo ka hadashay, siday u arkeen heestan:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images