Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WASIIR BEYLE: 141 Milyan oo Doollar ayaa Soo Xarootay 2017 ( dhegeyso waraysigan la yaabka leh )

$
0
0

Awdalpress – London – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa faahfahain ka bixiyey dakhliga usoo xarooday dawladda Soomaaliya sannadkii hore. Wasiir Beyle, ayaa tallaabadaasi uu ku sheegey inay qayb ka tahay shuruudo ay hor-dhigeen hay’adaha lacagaha adduunka.

 

Wasiirka ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho waxa uu ku sheegay in in dawladda Soomaaliya ay soo xareesay lacag dhan 141 milyan oo dollar. Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

 

 

Source VOA

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images