Awdalpress – London – Waxa ay ahayd dhawaan markii uu Mustafe Martin ku dhawaaqay dawlad Somaliland badbaadisa oo dibad joog ah, waxana uu sheegay in uu isagu yahay Madaxweynaha xilka haya immiga. Kadibna waxa uu qoraallo arrintaa iyo waxa kallifay ku saabsan u qaybiyey dawlado, hay’ado iyo saxaafadda.
Martin ayaa maanta mar kale laga daawaday shaashadaha saxaafadda xorta ah, isaga oo ka warramaya dawladdiisa. waxana uu yidhi:
Awdalpress





