Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirka Maaliyadda Somalia Dr. Beyle oo si faah faahsan uga warramaya qaabka cashuuraha dalka uga qorshaysan wasaaraddiisa. ( Nala dhegeyso )

$
0
0

Awdalpress – London – Dr. Abdirahman Beyle oo ah wasiirka Maaliyadda dawladda Federaalka Somalia ayaa ka mid ah shakhsiyaadka sida qiimaha leh loogu ammaanay hawlaha uu u hayo dalka Somalia. Waxana uu kor u qaaday dakhligii dawladda iyo nidaamkii maamulka maaliyadda.

 

Maanta waxa uu wasiirku soo kordhiyey amma faah faahin uu ka bixinayaa sida u qorshaysan in cashuurta loo guro, inta laga qaadayo bucsharadaha dibadda ka yimaadda iyo qiimaha lagu cashuuri doono ee kala goonida ah.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images