Awdalpress – London – Kulan ka dhacay magaalada Hargeysa oo ay isugu yimaaddeen hay’adaha aan dawliga ahayn ee heer caalami iyo kuwa maxalliga ah, isla markaana ay qayb ka ahayd wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, oo lagu eegayo sidii loo kordhin lahaa baahida wax soo saar iyo dhibaatooyinka abaaraha, Ayaa waxa ka hadlay wasiirka Horumarinta mudane Seed iyo agaasimayaal ka tirsan wasaaradda.
Halkan ka daawo ujeeddada shirka iyo hadallada mas’uuliyiinta oo ay qaar hadalkooda ku jeediyeen luqadda afka Englishka.
Awdalpress







