Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Izaaqistan oo ah magac cusub oo ku soo biiray naanaysaha loogu yeedho Somaliland

$
0
0

Awdalpress – London – Somaliland oo muddaba ay qabyaaladdii hoos u sii dhaadhacday, ayaa loogu yeedhaa magacyo ay ka mid yihiin Jeegaan-land, Giraanta iyo magaca cusub ee uu ex-wasiir Abgaal soo kordhiyey ee ah AZAAQISTAN.

Haddaba Mudane Abgaal oo ka hadlaya sida magacaasi ku yimid iyo arrimo kale bal aan wada dhegeysanno.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images