Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Jawaari oo dadaal ugu jira sidii uu u heli lahaa codka kalsoonida golaha shacabka ( Waa war la yaab leh )

$
0
0

Awdalpress – London – Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Jawaari oo maanta hadlay ayaa ka dhawaajiyey in uu rajo weyn ka qabo in ay golaha shacabku siin doonaan codka kalsoonida. Waxanu meesha ka saaray in uu is casili doono. ( Bal warka Jawaari nala daawada. )

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images