Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Xaaji Omer Abdi Ege ( Omer Abdi lugweyne )

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

 

 

 

Waxa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay dunida kala joogaan. Waxana ay u dirayaan eheladii Xaaji Omer Abdi Lugweyne oo subaxnimadii maanta ku geeriyooday cusbatal ku yaalla dalka Kanada ( Canada ), oo uu muddo gaaban ugu jiray xanuun yar oo ku soo booddo ah.

 

Allaha u naxariistee Xaaji Omer waxa uu ahaa oday taariikh weyn ku leh waxbarashada dalka Somaliya gaar ahaanna dhulkii la odhan jiray British Somaliland. Waxana uu macallinimadiisii ugu horreysey uu ka hawl galay dugsiga hoose ee Dilla sannaddii 1958dii. Wakhtigaasi oo ahaa xilli uu dugsigaasi cusbaa amma sannad uun uu dhisnaa.

 

Marxuum Xaaji Omer Allaha u naxariisto, ehelkiisii oo ay ugu horreeyaan carruurtiisiina  samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.

 

Aaammiin Aammiin

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images